"Somaliland"
— usu e Dayax Dalnuurshe
"Somaliland" o se pese na faia i le somalian fa'asalalau i le 18 mae 2022 i luga o le alaleo aloa'ia o le fa'amaumauga - "Dayax Dalnuurshe". Saili fa'amatalaga fa'apitoa e uiga i le "Somaliland". Su'e le pese o le Somaliland, faaliliuga, ma mea moni o pese. Tupe maua ma Net Worth o loʻo faʻaputuina e sponsorships ma isi punaoa e tusa ai ma se faʻamatalaga o loʻo maua i luga ole initaneti. E faafia ona aliali mai le pese "Somaliland" i siata musika tuufaatasia? "Somaliland" ose vitiō musika ta'uta'ua na fa'apipi'iina i siata pito i luga ta'uta'ua, e pei o le Top 100 Somalia Pese, Top 40 somalian Pese, ma isi mea.
|
Download New Songs
Listen & stream |
|

"Somaliland" Mea Moni
"Somaliland" ua o'o i le 897.1K le aofa'i o fa'aaliga ma le 20.9K fiafia i le YouTube.
Ua tuuina atu le pese i le 18/05/2022 ma faaalu 47 vaiaso i luga o siata.
O le igoa muamua o le vitio musika o le "DAYAX DALNUURSHE | SOMALILAND | OFFICIAL MUSIC VIDEO".
"Somaliland" ua lomia i luga o le Youtube i le 17/05/2022 23:56:12.
"Somaliland" Pepese, Tusipese, Fa'ailoga Fa'amaumauga
Bilowga diintiyo bartii ilbaxnimo
Saylac boqraniyo badii lughayaad
Baradii cilmigee camuud boorama
Inaan baki tago bogaygu jecelaa
Inaan bogashada u baxo sooliyo
Inaan barashada u bogo gabilay
Dalxiis basarliyo bildhaan weeyaan
Kooris
Dalkoo nabad badan barwaaqadu taal
Dadkoo bari iyo galbeed kala bixin
Ayaan u bogaa u beeraqayee
Boqorow soomaalilaan igu beeg
Baydka labbaad
Berberiyo sheekh ayaan u bukaa
Hargeysada bilan bogaan ku hayaa
Burciyo sanaag ilaa badhan baan
buseel u qabaa u baahanahay
ceelsheekh bilicdeed caynabiyo boon
Bartii salaxlay baligubadliyo
oodweyniyo bari buuhoodle i gee
Kooris
Dalkoo nabad badan barwaaqadu taal
Dadkoo bari iyo galbeed kala bixin
Ayaan u bogaa u beeraqayee
Boqorow soomaalilaan igu beeg
Erayada: Xamse Xadaari
Laxanka: Omar dabjaceyl
Music: Furinle
Vocal recording: Xamaada Alcasal
Photography: Naani Kaambo
Special thanks:
Farhiathebosslady
Hodan dayax
Abdi manaan
Xusein yallahow
Abdirisaaq amiin